Shalaay waxaa galeey magalaada Addis Ababa cidaanki Ginbot 7 ee Axmarada waxana halmar indhaha la sareey calanki axmarada o mel kasta o adis ababa ka bibaan haya hadaba arintaan aya isla markibaa waxaa saluug mugweyn iyo diidmo kala hortimiid qomiyada oromadda o iyaadu marnabba anaan ogolaandonin in casimada adisababa axmaaro calankedi sudhaato.

Saad lawada socotaan Axmaraadu adbeey u yastaa oromada waxeyna Axmaradu aminsanyihiin in Addis Ababa iyagu iska leyihiin, hadabba maxaa is badalaay oo Oromadda ka xanajiyey saad lawada socotaanba todobaadyo ka hoor Raysal Wasare kusheega gumeysiga itoobiya AbiyAhmed wuxuu ku amreey jabhadda Ginbot 7 ee  Axmarada ineey hubka dhigaan sida Oromada marki hore wey aqballeen lakii sartubba waxeey qudhunteey labadi malmood ee udambeysay markaay xabashidu so galleen casimadda, Xabashidu waxeey ka baxeen balaanti abiye waxaayna ku hanjabeen ma oromo ayaan hubkanaga siina.

Intaas kadib Oromada iyo Axmaradii baa  tartaan Addis Ababa. Caasimada gumeysiga itoobiya waxaay noqoty xeero muraan hadaba xinka labadaan qowmiyadood ayaa banaanka u sobaxaay kadib amardidadi Axmarada waxa la shegaya in Oromadu bilowdeey raaf baxaad leeh oo seey hadalka u dhigayaan Xabashida.

Hada magalaada Addis Ababa waxaa is hor fadhiya cidamadi Axmarada iyo kuwi Oromada waxanna la shegaya hadda Axmarada ineey diyaar satey seey dagaal kula waregi laheyd xarunta Addis Ababa lakiin Oromada ayaa balaan ku qadaay “Finfinne” in Axmar dambe unsaan ku nasaan doniin. Sidoo kale xogta aan kahelnay caasimada gumeysiga itoobiya ayaa sheegaya in mudaharaad ka dhaan ah oromo oy Axmaro bilaabi doonan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.