Madaxweyne Farmaajo ayaa dhexda uga jira fashil ka dhashay hogaan-xumadiisa iyo damaciisa inuu xukunka haysto in ka badan mudo-xileedkiisa dastuuriga ah, oo ku eg Febuary 2021.

Dibadbax aad u ballaaran ayaa saakay ka dhacay caasimada Muqdisho, kaasoo looga soo hor jeedo hogaanka fashilmay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana la xiray wadooyinka ku dhaw Madaxtooyadda.

Boqolaal qof ayaa isagu baxay talaada Daljirka, oo ku dhow Villa Soomaaliya iyagoo wata boorar ay ku qoran yihin erayo ay ku muujinayaan sida ay ugu soo hor jeedaan Xukun dheeraysiga Farmaajo, waxayna ku baaqeen in doorashada la qabto xiligeeda.

Halgan Media.