Warar hordhac oo goor dhow naga soo garay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa sheegaya in ciidamo daacad u ah maamulka taakta daraan ee uu hogaminayo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa albabada u xireen masajid ku yaala degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho

Dad goobjoogyal ayaa Halgan Media u sheegay in ciidamada dowlada ay galabta kusoo dateen Suuqa Bakaaraha, kadibna gudaha u galay masajidka Al-Qadar oo hore la orin jiray Masajidka Sheekh Axmed Sufi.

Xaalada cakiran ayaa weli ka tagaan Masajidka iyo xaafada ku hareereysan oo katirsan Suuqa Bakaaraha. Lama ogo ujeedada ay dowlada ka leedahay in ay albaabada u xirto masajidka.

Wixii kasoo kordha kala soco Halgan Media.

Halgan Media