Wararka Halgan Media kasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan magalaada Jigjiga ayaa sheegaya inuu gadhay wafti heer sare ah oo kasocdo ururka midawga dhalinyarada iyo ardayda Ogadenia ee OYSU.

Waftiga OYSU ayaa markii kadageen garoonka Jigjiga, waxaa soo dhaweeyay bulshada qaybaheeda kala duwaan. Safaarka waxaa hogaaminayay Shaafi Sheekh Cabdi, gudomiyaha ururka OYSU. Waa markii u horaysay ururka OYSU oo gadhay gudaha Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.