Wararka nagasoo garaay dalka la orin jiraay Itoobiya, ayaa sheegaya in Ciidamada Federalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay Xubin sare katirsan Jabhada Axmaraada loo yaqaano Ginbot 7.

Melaku Teshome iyo laba Masuul kale ay ku jiran Sinatayow Chekow oo ah guddomiyaha ururka mucaraadka ee Baldera iyo madaxda idacada ESAT TV ee dhanka luqaada Oromada la yiradha Emanuel Mengistu ayaa lasoo xiray kadib markii lagu eedeyay inuu lug Ku leyahay Afgambigii fashilmay oo Sabtiiga ka dhacay caasimada Gumaysiga Itoobiya ee magalaada Addis Ababa.

Guud ahaan xaalada wadanka Gumaysiga ayaa Cakiraan kadib markii Axmaraada ay isku deyeen in ay Afgambiyaan Xukuumada Abiy Ahmed.

Isha kuhay Halgan Media oo hadba wixii isbadala kala soco hadii Alle idmo.