Wararka nagasoo gadhaya Ogadenia gar ahaan magalaada Baabili ayaa sheegaya in at kooxa Oromo ah at gumaad xun kuhayaan shcabka Somalida ee magalada Baabili.

Dhimasho badan ayaa jirta halka dhaawucuna tira belay ilaahadana waxaa socda weerarada iyo weerar celiska. Colaadan ay dabada kariixaysay gumeysiga itoobiya ayaa lasheegaya shcab farabadan kudhinteen.

Xalada gobolka iyo gud ahaan xuduudaha uu wadanka la wadaago Oromia ayaa waxa uu gumeysigu ka huriyay colaad waxaan ilaahay ka baryaynaa in colaadaas ka damiyo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media