66 kamid ciidamada Itoobiya hada kahor iska xaadiriyay xarunta madaxtooyada ayaa talaabo dhanka sharciga iyo qaanuunada milatariga waafaqsan lagaqaaday,

Walow aan lasheegin waxa ay mutaysteen hadana waxaa muuqata intalaabo lagaqaaday,

ilaa hada Lama oga ujeedka Dhabta ah ee ay ciidankaasi madaxtooyada utageen Waxaase arinkaas kadhashay dood iyo shaki wayn, waxaana la iswaydiin hayaa sababta ay ciidankaasi madaxtooyada u aadeen iyagoo cabashadooda ugudbisan karay wasaraada gashaandhiga oo ay hoos tagaan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.