Wararka nagasoo gaadhaya xadka udhaxeeya Dalalka Itoobiya iyo Eritarea ayaa sheegaya in gabi ahaanba Xaduudka u dhaxeeya labada dal oo weli xiran yahay.

Dowlada Eritrea ayaa amar kubixisay in laxidho xadka ay  lawadaagto dalka Itoobiya lakiin weli lama ogow sababta keenay inuu xadka xiran yahay hal sano kadib heshiishka dhex maray Eriteria iyo Itoobiya.

Dadka Itoobiyaanka ah ee Eritrea kusugan ayaa xitta loo diiday inay soolaabtaan Eritareayankana sidookale.

Xadka udhaxeeya Eritrea iyo Itoobiya ayaa waxaa sirasmi ah loo furay 10kii September 2018.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media