Wafdii sare oo kasocdo dalka Soomaaliya gar ahaan mamuulka Puntland oo u hogaaminayo wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah Cabdiqafar Ciilmi iyo wasiiro kale ayaa soo gadhaay xaruunta gobolka Doolo ee magalaada Wardheer.

Wafdiiga ka yimiid Puntland ayaa la sheegay inay la qayb galayaan shirka amaanka Xaduudka ay wadagaan gobolka Doolo iyo dalka Soomaaliya.

Sidoo kale ilo wareedyo ka tirsan Mamuulka gobolka Doolo ayaa Halgan Media u sheegay in Gudomiyha Gobolka Nugal iyo gudomiyaha gobolka Mudug iyo wufuud kale oo badan ayaa lagu wadaa in ay maanta soo garaan magaalada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo, halkas oo ka qabsoomi donto shir udhaxeya mamuulka gobolka Doolo iyo Puntland.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.