Wararka nagasoo gaadhaya Caasimada Gumaysiga Itoobiya ee Adis Ababa ayaa sheegaya in Jabhada Ginbod 7 Lamidoobay xisbiyada Semayawi (Blue), Ethiopian Democratic Party (EDP), Gambella Regional Movement (GRM), Iyo Unity Party.

Kulanka ku dhawaaqidda xisbinimadooda na midda ah, sida ay sheegeen, waxay ku dhawaaqayaan 9-ka iyo 10-ka bisha Maayo. Halkaas ayey na barnaamijkooda kusoo bandhigi doonaan.

Madaxda lixda Xisbi ayaa sheegay inay umidooboonay samatabixinta shacabka diyaarna uyihiin inay magac magacaantooda badalan hal magacna kumidoobaan.

Guud ahaanba Itoobiya Waxaa kasocda is uruursi heer walaba ah iyo wadatashiyo lagaga Arinsan hayo xaaladaha Itoobiya hada kataagan iyo kuwa mustabalkaba.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.