16 xubnod oo katirsana ururka mucaraadka ee OLF ayaa maanta maxkamad la soo taagay sida ay sheegen idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada federalka Itoobiya
Maxkamada loo yaqaano Federal First Instance Court (FFIC) oo Ku taalo magalaada Addis Ababa ayaa maanta la keenay maxabiista katirsan ururka OLF iyaga oo lagu eedeyay dembiyo kala duwaan.
Waxaana la Go’amiyay in 4 bil kadib lagu soo celiyo maxkamada. Dadka la soo tagaay maxkamada waxa kamid.
1. Takkaaleny Mardaasaa Birruu
2. Abshiroo Kadir Gosaa
3. Gadaa Bultii Tafarraa
4. Farrajaa Geetachew Moosee
5. Falmataa Girmaa Tolaa
6. Bulchinsaa Balaay Likkee
7. Taarikuu Abdiisaa Garbaa
8. Abdii Kumsaa Itichaa
9. Tsadiq Kaliif Adam
10. Abbubakar Abdallaa Hasan
11. Caalaa Usmaa’el Mohaammad
12. Abbuu Lammaa Margaa
13. Gargaaraa Prof. Bayyanaa Ruudaa
14. Abdii Boggaalee Yuusuuf
15. Addunyaa Keessoo Adeeroo
16. Moohaa Abdiisaa Miijanaa
Halgan Media.