Madaxweynaha ismaamulka Tigreega ayaa shir jariid ku qabtaay magalaada Maqaale ee Xaruunta Ismaamulka Tigreega, wuxuuna dowlada Federalka ku edeeyay in ay faragelin iyo werar ku hayaan shacabka Tigreega.

Idacaada DW Germany ee laanta Axmaraada ayaa sheegay in khilaafka dowlada Federalka iyo mamuulka Tigreega sii xoogaystay lagana yaabo inuu xaalku faraxa kasi baaxo

Khilaafka u dhaxeeyay xukuumada Abiy Ahmed iyo mamuulka Tigreega ayaa mudda dheer socday kadib markii Taliska Woyaanaha xilka laga Qadaay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.