Qarax weyn ayaa daqiiqado kahor ka dhacay Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa ee magalaada Muqdisho.

Qarax ayaa ka dhacay dalcadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa, kadibna rasaas ayaa la maqlay.

Wararka ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada Shisheeyaha Loo yaqaan AMISOM.

Warkan waa war hada soo dhacay, wixii soo kordha kala soco Halgan Media.