Barlaamanka federalka ee dalka Itoobiya ayaa ansixiyay in doorashada dalka dib loo dhigo, kadib markii ay la kulmeen wefdi kasocdo gudiga doorashada.

Birtukan Mideksa oo ah islaanta hoogaminayso gudiga doorashada ayaa barlaamanka hor dhiigtay sababta ay waqtiiga lagula tagalaay ay doorasho dhici kaarin taas oo uweyn cudurka Coronavirus oo aad ugu faafay gudaha Itoobiya

Siido kale daraad ayey aheed markii oo Abiy Ahmed la kulmay mucaraadka siida laga tashaada ariimaha ku aadan doorashada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.