Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo markii u xilka la wareegay, Soomaali badan aad ayey ugu hanqabeen, balse noqon weysay sidii laga filayay.

Xukuumaddii uu ugu yeeray Nabad iyo Nolol waxay noqotay tii ugu shaqaaqadda badneyd oo abuurtay kala fogaansho siyaasadeed, gaar ahaan maamul goboleedyadii, qabaa’ilka kasoo kabsaday dagaalka sokeeye, iyo xiriir dhow uu la sameystay cadowga Itoobiya, oo leh heshiisyo aan wali la hor geyn Golaha Shacabka.

Waxaa muuqta in Farmaajo uusaran yahay Cadaasi Diboloomadsiyeed mar hadii Beesha Caalamka Jaratay Dhaqaalahii lagu Caawin Jiray Dowlada, Uuna jira Guux Siyaasadeed Culus oo Gaaray Meel aan waxba laga qaban karin

Dowlada Farmaajo ma jirta wada shaqeyn ka dhaxeysa Aqalka Sare iyo Midka hoose, siido kale waxaaba ugu daran in Gabi ahaanba Istaagtay shaqadii Aqalka Hoise Rididii Kheyre ka Dib Buuqna ka dhex jiro Xildhibaanada Gudahooda Howshii Qar iska Tuurka ay sameyeen ka dhalatay Cadaadis Siyasadeed.

Hadaba intaas oo dhan oo jirta ayaa lagu boorinayaa in uu Madaxweyne Farmaajo Iscasilo si Dalka loo samata bixiyo.

Halgan Media.