Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Garbo ee gobolka Nogob ayaa sheegaya in xabsiga lagala baxay dad shacab oo kuxidh naa iyo meel ilaa hada lageeyyay aan lagaranayn.

Ahmed Sahane Cumar iyo sedax qof oo kale ayaa lagala baxay xabsiga magalaada Garbo. ilaahada lama garanayo meelageeyay iyo hadi ay nool yihiin. Waxaa dhaqankan waxashnimo ku kac ay maleeyshiyaadka Liyuu Bolis oo hoggaamiyo dhagar qabe Cabdi iley.

Dalka Ogadenia waxa marwalba kasocdo xadhig bahsaan oo logu haayo shacabka Somalida Ogadenia oo waxba galabsaniin oo kudhex dulman gumeysiga Abyssinia. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.