Wararka kaimanaya galbeedka Ismaamulka  Oromada ayaa sheegaya in 10 Xarumo bangi ah ladhacay kadib markii Dablay hubaysan oo katirsan Jabhada Oromada ay weeraro qorshaysan kaqaadeen Xarumaha Bangiyadan Oo kuyaalay Galbeedka Welega iyo Qelom Welega,

Dhankakale waxay wararku intaasi kudarayaan inay dablaydu qafaasheen 10 kamida shaqaalihii bangiyadan oo ay kamidyihiin madax sarsare iyo maamulayaal bangi,

Bangiyada xarumahooda ladhacay waxaa kamida Ethiopian Commercial bank,Oromia International Bank, Awash Bank, Oromia Cooperation bank etc.

Ilaa iyo hada macada cadadka lacageed ee dablaydu dhacday waxaana wali halkiisa kasii socda dagaalkii udhexeeyay Jabhada Oromada iyo Xukuumada PM Abiy Ahmed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.