Wararka nagasoo gadhaay magalaada Qalito oo katirsan gobolka Halaba ayaa sheegaya in dhibaatooyin dhashay kadib markii la gubay 5 Kaniisadood.

Gudoomiyaha Gobolka Halaba wuxuu sheegay in dhibaatada magaalada Qalito lagu waxyeeleyay ama dhibaato soo gaartay 5 Kaniisadood oo Bortistant ah (Protestant Church)

Kuxigeenka Madaxa Xafiiska Maxamad Buur wuxuu sheegay inay dhibaatadu ka dhalatay warar khaldan oo sheegay in la weerary Masaajidyo ku yaala aagga Duramee.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.