16 xubnod oo katirsana ururka mucaraadka ee OLF ayaa maanta maxkamad la soo taagay sida ay sheegen idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada federalka Itoobiya

Maxkamada loo yaqaano Federal First Instance Court (FFIC) oo Ku taalo magalaada Addis Ababa ayaa maanta la keenay maxabiista katirsan ururka OLF iyaga oo lagu eedeyay dembiyo kala duwaan.

Waxaana la Go’amiyay in 4 bil kadib lagu soo celiyo maxkamada. Dadka la soo tagaay maxkamada waxa kamid.

1. Takkaaleny Mardaasaa Birruu

2. Abshiroo Kadir Gosaa

3. Gadaa Bultii Tafarraa

4. Farrajaa Geetachew Moosee

5. Falmataa Girmaa Tolaa

6. Bulchinsaa Balaay Likkee

7. Taarikuu Abdiisaa Garbaa

8. Abdii Kumsaa Itichaa

9. Tsadiq Kaliif Adam

10. Abbubakar Abdallaa Hasan

11. Caalaa Usmaa’el Mohaammad

12. Abbuu Lammaa Margaa

13. Gargaaraa Prof. Bayyanaa Ruudaa

14. Abdii Boggaalee Yuusuuf

15. Addunyaa Keessoo Adeeroo

16. Moohaa Abdiisaa Miijanaa

Halgan Media.