Wararka nagaa soo gadhaay gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Oromada ayaa sheegay inay ciidamada Qof shacab ku toogteen magalaada Nekemte.

ilo wareedyo ayaa Halgan Media u xaqijiyay inay ciidamada rasaas ku fureen gob ganacsi ay dad shacab fadiyeen. Waxaa rasaasta ku dhacay hal Qof oo shacab ah

Niinka markii oo rasaasta ku dhacaay ayaa la caraaray isbitaalka weyn ee magalaada Nekemte, isla markii ayuu dhintaay markii oo garaay isbitaalka siidi ay sheegan ilo wareedyo lagu kalsoon yahaay.

Warkan iyo wix kasoo kordha kalasoco Halgan Media.