Wararka nagasoo gadhaay Waqooyiga Itoobiya gar ahaan gobolka Tigreega ayaa sheegaya in kulanka Golaha Dhexe ee TPLF oo ahaa mid caadi ah (Xiligiisii Qabsoomay) lagu qiimeeyay Shaqooyinkii Xukuumada ee 6dii Bilood Ee lasoo dhaafay ee dhanka Horumarka iyo maamulka Suuban (Waa siday dheheene).

Wararku waxay intaa kudatayaan in siqotadgeer looqiimeeyay shaqooyinka dhanka horumarka, Caqabadaha kajira dhanka Maamulka Suuban,Balaadhinta arimaha Dimuqraadiyada iyo shaqooyinka dhanka isbadalka deegaanka iyo dalka.

Ugu danbayna waxay golaha dhexe siqota dheer uga doodeen xaalada siyaasadeed ee dalka kajirta sidaa ayaana lagusoo afmeeray shirkii golaha dhexe ee TPLF.

Halgan Media waxay kuhawlantahay helitaanka xogo dheeri ah oo faahfaahsan waana idinla wadaagaynaa hadii eebe idmo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media