Ururka Balderas Council oo ah urur mateelo shacabka Axmaraada ku dhaqaan magalaada Addis Ababa ayaa maanta sheegay inay noqdeen xisbi u tartamayo doorashada ka dhici doonto dalka Itoobiya sanaadkan.

Eskinder Nega ee xubna katirsan xisbiga Baldera ayaa dib ugu soo labaty dalka Itoobiya maanta kadib markii safar ee ku tageen dalka Mareykan iyo dalalka katirsan qarada Yurub, waxaana Bole Internation airport ku yallo Magalada Addis Ababa kuso dhawayaay dad badan ee kamid yihin bulsha weynta ku dhaqaan magalaada Addis Ababa.

Hoos ka daawo muqaalka

የአዲስ አበባ ባለ አደራ ምክር ቤት

የአዲስ አበባ ባለ አደራ ምክር ቤት በቀጣዩ ምርጫ እጩዎቹ በአዲስ አበባ የሚሳተፉ ቢሆንም ፣ከአዲስ አበባ ውጪ ከሚንቀሳቀሱ ሃገር አቀፍ የፖለቲካ ድርጅቶች ጋር ተጣምሮ ሃገራዊ አማራጭ የሚሆን ጥምረት እና ቅንጅት ይዞ ምርጫውን በሙሉ ልብ እና ኃይል እንደሚገባበት አስታወቀ።

Posted by DW Amharic on Friday, January 10, 2020