Wararka naga soo gaaraya degmada Dhanaan ee gobolka Shabelle ayaa sheegaya inuu 7 malin u dambeysay ay koronto la’aan ay ka jirtay Degmada.

Koronta la’aanta ka jirta magalaada ayaa sameeyn ku yeladay bulshada sida ay sheegen dadka degaanka. Dhibaatoyinka ugu badan waxa kamid ah telfoonada dadka oo wada dansan iyo ma jirto wax ay dadka cunta ku kulaystaan madaama ay korontada ka maqan tahay magalaada,

Waxaan ognahay in habeen nimadi xalay ahayd dhawr bari oo kahoraysay in magaalada Goday gabi ahaanba aysan koranto kajirin, balse habeen nimadi xalay loosii daayay.

Korantada ayaa ah baahiyaha aas-asiga ee aysan bulshadu kamaarmin marki laga eego dhanka magaaloyinka oo isticmaalka korantada sii joogta ah loo adeegsado.

Halgan Media