Wararka nagasoo gudaha Ogadenia ayaa sheegayo inuu dagaal culus kasocday gobolka Shiniile gar ahaan degmada Ma’aayso. Xogta aan kahelayno degmada Ma’aayso ayaa sheegayo in maleeyshiyaad Oromo dagaal xaqdaaro kuso qadeen shacab Somaliyeed oo waxba galabsaniin.

Dagaalka kasocday xadka Ogadenia iyo Oromia gar ahaan degmada Ma’aayso, waxaa kudhaawacmay hal ruux oo Somali kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada kuso duleen degmada Ma’aayso.

Waxaan helay magacyaada inta kudhaawacmay dagaalkii iyo waxaa kamid ah.

  • Cabdi Yare

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.