Shacabka Ogadenia ee magalaada Wardheer ayaa sheegaya xalaad kacsan, kadib markii ay qabteen mudaharaad gumeysiga lagu diidan yahay.
Waxay sidoo kale jabsadeen bangiga gumeysiga itoobiya. Shacabka magalaada Wardheer ayuu ku dhawaaqay “gumeysiga itoobiya dooni mayno” iyo ” Abiy Ahmed ha dhaco” ayaga oo kumanaan kuso banaanbaxeen magalaada Wardheer.
Shacabka ku dhaqan guud ahaan gobolka Doolo ayaa waxay bilaabeen kacdoon ay kaga soo horjeedaan gumeysiga itoobiya. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.