Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya inuu saaka magalaada kabilaabay kacdoon shacab oo gumeysiga itoobiya lagaga soo horjeedo.

Kacdoonkan ayaa sababay in shacabka gubaan kiniisadii magalaada Dhagaxbuur. Kiniisadii kutaalo dalka Ogadenia gar ahaan magalaada Dhagaxbuur, waxaay isticmaalo ciidamada gumeysiga itoobiya oo kahawl galo magalaada.

Sidoo kale shacabka Somalida waxaay layaan dad qoomiyada Oromada kaso jeedo. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.