Ra’iisul wasaaraha kusheega gumeysiga Itoobiya oo ka hadlayay kulan uu saxaafaddu isugu yeeray ayaa waxaa wax laga weydiiyay waxa maamulkiisa uu ka yeelayo, Cabdi Iley oo haatan Addis Ababa lagu hayo.

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in Cabdi Iley uu heli doono wixii sharcigu uu usoo go’aamiyo, xilliganna uu ku jiro gacanta cadaaladda.

Cabdi Iley oo muddo sideed (8) sano ka ahaa wakiilka gumeysiga u qabilsan Ogadenia, ayaa xasuuq bahsaan iyo tacadiyo ugeeysan jiray  shacabka Soomaliyeed oo waxba galabsaniin oo kunool dalka Ogadenia ay cadowga Xabashida xog ku haysato

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.