Kadib mudaharaad dhowaan kadhacay degmada Awaare waxaa laxidh xidhay 9 qoof ubadan oo shacab ah.

Muwaadin saaka lasoo xidhiiday warbaahinta Halgan Media ayaa usheegay in intii kadanbaysay mudaharaadkii magalaada kadhacay afar maalmood kahoor laxidh xidhay tira dad ah.

Muwaadinka ayaa noosheegay inuu ilaa hada ogahay 9 qof oo uu isagu yaqaanay kuwaasoo qaarkood aan lagaranayn meel lageeyay, halka qaarkakana ay xerada ciidanka gumeysiga itoobiya ku xidhanyihiin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.