Siida la ogyahay qomiyada Oromada ayaa laba dhinac u kala jabaay gar ahaan kooxda OPDO iyo tageerada Jawar Mohammed iyo OLF

Rabshada ka dhacay ismamuulka Oromada isbucii u dambeysay ee 78 qof ku naf wayeen wuxuu salka ku hayaay xiisada u dhaxeeyo Jawar Mohammed iyo raisal wasaare Abiy Ahmed.

Jawar Mohammed oo lug weyn ku lahaay kacdoonka Oromada oo xilka ka tuuray Tigreega, islamarkii Abiy Ahmed kursiga keenay ayaa hada soo if-baxay coolada u dhaxeeyo labada dhinac.

Jawar Mohammed ayaa xukuumada Abiy Ahmed ku eedeyay inay wadan qorsho halis ah oo lagu raabo in Nidamka Federalism dhaqaato lagu tuuro madaam oo Abiy Ahmed xariir dhow la leyahay Xaqjirka Axmaraada oo rabaan inay soo ceeliyan mamuul la mid Dergiiga.

Dadka falanqaayo siyasaada Itoobiya ayaa amiinsan hadi hal loo helin dhinacyaada is-haysto oo kasoo jeedo qomiyada Oromada inuu keeno kaaro dagaal gacaan ka hadal oo dalka Itoobiya ku ridi kaaro dagaal sokeeye la mid dalka la orin jiray Yugoslavia.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.