Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Xubnaha Sar sare ee Ururka ONLF ayaa Gaaray Mgaaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug halkaasi oo si weeyn loogu soo dhaweeyay.

Magaalada Gaalkacyo ayaa aheed halkii laga  soo qabtay kolkii loo gacan-gelinaayay Dowladda Itoobiya taasi oo ay masuuliyadeeda laheed Mamuulka Farmaajo

C/kariin Qalbi-dhagax ayaa waxaa dowladda Itoobiya ku wareejiyay mamuulka Farmaajo, kaddib markii laga soo qabtay Magaalada Gaalkacyo, waxaana xabsiga kasii daayay Ra’iisul Wasaaraha  Itoobiya, Abiy Ahemd, oo uu sheegay inuu aad ugu mahad-celinayo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.