Jabhada lagu magacabo Tigray People’s Democratic Movement (TPDM) oo ka dagalanta Gobalka Tigrey aya dib ugu laabatay dalka Ethiopia iyo kaso amba baxay Xaruntooda oo ahayd Wadanka Eritrea.

War ay qortay Fana Broadcasting (FBC) aya shegay Ciidanka Jabhada TPDM ee dalka kuso laabtay inay yihiin 2,309. Waxa jira oo kale Ciidan Badan oo Wali Eritrea ku haray kuwaas oo la filayo inay iyagana goordhow soo baxaan.

Sida ay shegtay FBC, Dadka kudhaqan magalada Zalambessa aya Ciidanka Jabhada si wanagsan uso dhaweeyey.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.