Wararka nagasoo garaaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Oromada ay weraar kuso qadeen sedax qabaalaha oo kamid degmada Tuuliguleed

Goobjog kusugan gobta oo dagaalka ka dhacay ayaa idacaada Halgan Media usheegay in Qabaleeyada kala ah Tiiro, Geelaa iyo Sariir Garaad oo katirsan Tuuliguleed la weraaray. Waxaana weerarka soo qaaday maleeyshiyaadka Oromada loo yaqaan ”Fadnooga” iyo shacabkooda oo iskaashanaya, waxayna wateen shaan gaadhi.

Udhambayaan waxaa weerarka ku dhintaay labo wiil oo Somali iyo mid kale ayaa dhawaac xun garaay. Labada marxuum la dilay waxaay kala yihiin Jamac Farah iyo Xamuud (aan magaciis labad helin). Wiilka kale oo dhawaac garaay waxa lagu dhawacaay intu udheexyo qabalada Geelee iyo Sariir Garaad. Sidoo kale maleeyshiyaadka Oromada ayaa weli kusugan duleedka degmada Tuuliguleed gar ahaan inta udheexeyo qabalaaha Geelee iyo Sariir Garaad.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.