Sida ay kusoo waramayaan wariyaal ushaqeeyo idacaada Halgan Media oo kusugan galbeedka Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile, waxaa magaalada Diridaba lagu dilay muwaadiin Soomaliyeed.
Dilkaan waxa geystay shacab Oromo oo aad uu hubeysan. Weerarkan ayaa ka dhacay qabalaha Marmarsa oo katirsan xafaada Gandagrada ee magalaada Diridaba.
Shacabka soomaalida ee ku dhaqan magaalada Diridhaba ayaa waxay marwalba la kulman weeraro kaga imaanaya dadka Oromada ah oo sii sharci darro ku dagan dhulka Somalida, siidi magalaada Diridaba iyo degaanada udhow.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.