Warar aan ka helayno magalada Meteme ee gobalka Amharada aya shegaya in 11 qof dhawaac xun garaay kadib markii oo dablay hubaysan oo xabad ku furaay.
Dad goob jooga aha aya noo xaqiijiyey in dablay hubaysani ay rasaas kufureen dad shacab ah oo kaso baxay shir loogu magac daray Bandhigii Nabada kaas oo lagu qabanayey magalada dhexdeeda. Magalada Meteme ayey baryahan ba Xasilooni dari Kajirtaa qaasatan isbuucan kali aya sedax boqool (300) oo qof kaso jeedo qomiyada Tigreega ay ka qexeen magalada iyago u qaxay dalka Sudan.
Qof shegtay Ama Koox shegatay weerarkan majiro. Sida lasaadalinayo arinta aya Waxay sii hurin karta colaada kataagan magalada Mateme iyo guud ahaan Itoobiya.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.