Wararka nagasoo gadhaay caasimada gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya inay midobeen ururada Amhara Democratic Party (ADP) iyo Amhara Democratic Force Movement (ADFM)

Ururka Amhara Democratic Force Movement (ADFM) iyo ciidankoda ayaa gudaha itoobiya kuso labteen sedax bil ka hor kadib markii oo Raysal Wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed aqbaali inay mucaraadka jabhada dalka kuso labtan.

Dadka arimaha Itoobiya falanqeeya ayaa sheegaya inuu isbahaydisga cusub udheexyo ururka ADFM iyo ururka ADP yimaaday kadib markii gudaha itoobiya logu dhawaaqay isbedel siyaasaded oo dad badan shaki geliyay gar ahaan siyaasinta iyo aqoonyahaanta kaso jeedo qomiyada Amharada. 

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.