Ururka magac uyaalka ah ee sheegta in uu matalo qoomiyada Oromada ee OPDO iyo jabhada Oromada loo yaqaano Oromo Democratic Front (ODF) ayaa soosaaray go’aan kusabsan inuu heshiish dhex maray labada dhinac.
Shirka maanta lagu qabtaay caasimada gumaysiga itoobiya oo dhex maray OPDO iyo ODF waxa ka qayb galaay dhigya cabka Lemma Megersa iyo koooxdis lakiin xogta ay idacaada Halgan Media heshaay ayaa sheegaya inay jirto waxyaabo badaan oo saxafaada laga qarinaayo.
Kulaanka dhex maraay OPDO iyo ODP oo ahaa mid soo jiitay dad badan ayaa lagu sheegay in taliska Oromada oo gacaanta ku haayo xukuumada gumaysiga Itoobiya wadaan qorsho kusabsan siidi ay awooda ee hada hayaan sii xoogi lahayeen.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.