Wararka naga soo gaadhaya galbeedka Itoobiya  ayaa sheegaya in ay halkaas kadhaceen kacdoono waawayn oo shacabka Oromada kaga soo horjeedaan dagaalka kasocdo xaduudka udheexeyo Oromada iyo Benshangulka.

Dadka shacabka ah ee udhashay qoomiyada Oromada ayaa sheegay in ay aad uga soo horjeedaan  maleeyshiyaadka iyo ciidanka kasoo jeedo gobolka Benshaangul oo dadka Oromada dagaal marwalba my qaado.

Sidoo kale dadka shacabka ah ee udhashay qoomiyada Oromada ayaa dowlada federalka ku eedeeyay inay ka amuusaan yihiin tacadiyada iyo xasuuqda lagu haayo shacabka rayidka ah.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.