Wararka hada nagasoo gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in booliska ismaamulka Canfarta ay gacaanta ku dhigeen 10 milyaan (10 million) birr oo lacaagta Itoobiya.
Booliska ismaamulka Canfarta waxaay sheegen in lacagta sii sharci darro lagu soo bixi bangiga loo yaqaano Buna International Bank iyo in loo qorshaynayay in lacagta la geeyo magaaloyinka kamida gudaha Itoobiya oo kabaxsan ismaamulka Canfarta.
Tani iyo intuu xilka lawareegay raysalwasaare Abiye Ahmed waxaa Itoobiya meel walba lagu qaban hayaa hub iyo lacago sharci daro ah oon cidleh la aqoon.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.