Shirka Urur goboleedka IGAD ayaa maanta lagu qaba doona magalaada Addis Ababa ee xaruunta gumeysiga itoobiya.

Shirka Urur goboleedka IGAD ayaa ka duwan Shirarkii hore, waxaana lagu waddaa in maanta uu ka qeyb galo Madaxweynaha Eritrea, islamarkaana lagu ansixiyo xubinimada dowladda Eritrea ee IGAD.

Waxaa lagu waddaa in Shirka lagu falanqeeyo Is bedellada ka dhacay geeska Afrika iyo dib u heshiisiinta dowladaha Eritrea iyo Itoobiya oo dib u soo celiyay xiriirkooda diblomaasiga ahaa.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.