Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Itoobiya gar ahaan gobolka Canfaarta ayaa sheegaya in 72 xubno katirsan ururka Afar National Democratic Party (ANDP) xilka laga qadaay.

Hadji Seyoum Awol oo ahay hogganka sare ee gobolka Canfaarta sanooyinka udhambayay ayaa  sida la sheegay lagu sameeyay Shaqo fadhiisin.

Bilooyinka udhambayay waxa gobolka Canfaarta kasocday kacdoon shacab oo logu hor jeedo mamuulka Canfaarta.

Warkan oo faah faahsan dib ayaan idin kala socod siin doonaa.