Wararka nagasoo gadhaay Waqooyiga Itoobiya gar ahaan gobolka Gondar ayaa sheegaya inay Ciidanka Itoobiya 9 qof dileen Arbacaadi naso dhaftaay iyo 15 kale oo dhawaac gadhaay, kadib markii ay ciidamada xabad kufureen dad shacab oo waxba galabsanin.

Waxay wararku intaasi kudarayaan inay ciidamada gumaysiga gobta kabaxsadeen kadib markii ay dadka xasuuqeen.

Dhankakale waxaa galabta Arbacaadi magalaada  Ganda-Woha kadhacay mudaharaadyo looga soo horjeedo talaabada ciidanka gumaysiga ah waxayna muda-haraadayaashu ku dhawaaqayeen Ciidanka federalka hanaga baxo oo ay ula jeedaan ciidanka milatariga ah.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.