War hada nagasoo gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inuu dagaal beled ka qarxay tuulada Ismodaay ee gobolka Qorahay udheexeyo laba belood kudhaqaan degaanka.

Dagaalka oo u dhexeeyo maleeyshiyo beleed wada dega degmadaasi ayaa sababay inay dhintaan Ugu yaraan laba niin iyo sedax kale ayaa dhawaac garaay. Isku dhacaayo oo nucaan ayaa kuso bataay degaanada katirsan Bariga Ogadenia.

Labada beelood ee isku layay tuulada ismooday ee gobolka Qorahay alle ha kala qaboojiyo. Waa dad walaalo ah hal cadow leh dhulkuna wuu deeqaa.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.