Barlamaanka Itobiya ayaa shalay Ansixiyay Gudiga dib u Heshiisiinta iyo Gudiga Xadaynta Xuduudaha iyo Jinsiyadaha ayaa ah dhamaantood Oromo iyo Xabashi marka laga reebo sedax iyo afar shakhsi oo Qomiyadaha kala kasoo Jeeda.

Gudiga Xadaynta Xuduudaha iyo Jinsiyadaha oo ah Gudi Halis badan kaga imaanayso shacabka  Somaalida ay cadowga Itoobiya Gumaysato oo dhul balaadhan ay ku muransan yihiin Qomiyadaha Oromada iyo Canfarta, ayaa sida muuqata waxaa kujira Hal Shakhsi oo kaliya waxaana Halkan idiinku soo Gudbinaynaa magacda Gudigaasi oo ka kooban 40-xubnood.

1. Dr Mulatu Tashome
2. Dr Asssefa Fasiha
3. Dr Dawit Wondemagegn. 
4. Profoser Tilahun Engidha
5. Profoser Yisahaq Assef
6. Dr Tassew Gebre
7. W/ro Ma’aza Biru
8. SHAMSA DIIN AHMED
9. Dr Obange Meto
10. Dr Mesfin Araya
11. W/ro Amarech Agda
12. Ustad Abubakar Ahmed.
13. Prof.Wolde Amlak
14. Dr Nigasa Gidad
15. W/ro. Rael Makuriya
16. Dr Yakub Arsano
17. Dr Aragawi Barhe
18. Dr Demeke Achesow
19. Dr kasahun Berhanu
20. Prof.Gebru tarekeg
21. Dr Yackub Heylemariam
22. Dr Bekele Bulado
23. Ato Lenjo Lata
24. Prof.Marara Gudina
25. Ato Ander kachew Dega
26. Ato Gudata
27. Ato Abate Ishite
28. Dr Dawlos Lika
29. Ato Berhanu Tesfaye
30. Pro. Fasihadin Mengestu
31. Dr Abera Degafa
32. Pro.Bekele Gutama
33. Ato. shiwas Asefa
34. Ato Wubashat Mulat.
35. Prof. Bakale Katama
36. Ato Fantahun Ayanow
37. W/ro. workenesh Daba
38. Dr Dawit Mokenen
39. Dr Berhanu Belay
40. Ato Zegaye Asfaw

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.