Wararka nagasoo gadhaay galbeedka Itoobiya gar ahaan gobolka Wollega ayaa sheegaya in hub nucyaa kala duwaan ayey ciidamada Amanka gacaanta ku dhigeen kadib markii ay ciidamada dowlada Howlgallo ka fuliyen degaanada ay kusugaan yihiin maleeyshiyaadka katirsan Jabhada Oromada loo yaqaano Oromo Liberation Front (OLF).

Ciidamada Amanka waxaay qabteen 110 Qoryaha loo yaqaano Kalashnikov ama AK-47, sidoo kale waxaay gacaanta ku dhigeen 41 Bastolaad, 20 Bam Gacmeed, 4,000 Rasaas, 14 Babuur iyo 28 Mooto siidi ay sheegan warbahiinta kuhadasho Afka dowlada Itoobiya ee FANA.

Ciidamada Militariga itoobiya iyo Booliska ayaa howlgallo iyo dhaq dhaqaaq xoogan ka wadaan gobolka Wollega oo hoos imaado Ismaamulka Oromada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.