Wararka laga helayo gobolka Fafaan ayaa sheegaya in saaka xaaladda deagaanaasho ah laga dareemayo degmada Tuliguuleed ee gobolkaasi.

Odayaasha iyo waxgaradka udhashay dagmada Tuliguuleed Ayaa xaliyey khilaafaadkii soo kala dhexgalay ciidanka maleeshiyada iyo gudoomiyaha dagmada Maxamed Khalif.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Halgan Media ayaa sheegay in haatan jawiga uu yahay mid dagan, islamarkaana xaaladdu ay tahay mid caadi ah.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.