Kooxo burcad ayaa lagu soo warramayaa in maanta 5 Qof kudileen degaanada kamid Ismaamulka Oromada. Falkan oo ka dhacay magalaada Nedjo Wereda oo katirsan gobolka Wollega ayaa la sheega in la dilay 5 Qof oo shacab ah siidi ay sheegan warbahiinta FANA.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in raggii falkaan geystay ay ka baxsadeen meesha ay wax ka dhaceen. Sidoo weli maa jirto cid sheegatay weerarka maanta ka dhacay gobolka Wollega.

Maalmihii dambe ayaa waxaa degaanada ka tirsan Ismaamulka Oromada ka taagnaa cabasho xoogan oo la xariirta amni darrada ka jirta gobolka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.