Waxaa qalalaaso xoogan ka socdaan meelo kamida magaalada Diridhabo oo ah magaalada ku taala galbeed Ogaadeniya, diridhaba ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya shacabka Somalida iyo Oromada, waxaana dadku ku hubaysan yihiin baangado iyo budhadh.

Shacabka soomaalida ee ku dhaqan magaalada Diridhaba ayaa waxay la kulmeen weeraro kaga imaanaya dadka Oromada iyo ciidamada federalka itoobiya oo iskashanaayo siidi ay sheegan ilo wareedyo lagu kalson yahaay.

Xaalada magaalada ayaa aad u kacsan waxaana luuq yada magaalada is eryan hayaa dhalin yaro somaaliyeed oo isdifaacaya iyo koox kamida Oromada oo hubaysan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.