War goor dhawayd kusoo dhacay isha war-qabadka ee Wakaalada Halgan Media ayaa tibaaxaya in weerar khasaare leh uu ka dhacay Masajid kuyalla duleedka magalaada Addis Ababa.
Siidi xoogta aan kuhelnay gacan kahadal ayaa dhex maray Booliska Federalka iyo dadka Muslimiinka oo joogo Masjid AbdulQadir kadib markii labada dhinac muran dhex maray kusabsaan dhulka oo Masajidka ku dhisin yahay. Ugu yaraan 20 Qof oo Muslimiin ayaa dhawaac gadhaay.
Meela badan oo ka mid ah dalka Itobiya ayaa aad u kacsan, iyadoo ay jireen maalmihii la soo dhaafay kacdoon iyo banaanbaxyo ay wadeen dadka muslimiinta ah oo diidan faragalinta qaawan ee Gumaystaha Itoobiya ay ku hayaan Muslimiinta.
Hoos Ka Daawo Sawiirada