Cabdi maalik Muuse Coldoon oo ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed  ayaa la sheegay in lagu xiray magalaada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya..

Sida la sheegay wariyaha ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa uu joogay Magaalada Burco, Waxaana la sheegay in wariye Coldoon laga qabtay asaga oo Gaari kusocda bartamaha magalaada Burco.

Ilaa iyo hada ma jiraan weli wax war ah oo ka soo baxay Taliska Muse Bixi ama saraakiisha amaanka u qabilsan gobolka Toghdeer ee Waqooyiga Soomaaliya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.