Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya inay ciidanka gumeysiga itoobiya goordhawayd gabdh shacab ka kaxaysteen makhaayad shaaha ooy kulahayd badhtamaha magalaada Dhagaxbuur.

Gabdh oo lagu magacaabo Khadra Shariif Xuseen ayay ciidanka gumeysiga itoobiya kaxaysteen xili ay joogtay makhayaad shaaha ooy kuleedahay suuq bariga magalaada.

Ila hada lagaryn maayo wax lagu haysto Khadra. Ciidanka gumeysiga itoobiya iyo kooxda qawlaystada ayaa marwalba dhil, boob iyo xidhitaan kuhaayo shacabka Soomaalida Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.